Deputies

Guddoomiye-ku-xigeenka Labaad ee Xisbiga KULMIYE Mudane, Axmed Cabdi Dheereaxmed

Axmed Cabdi Dheere waa Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xibiga KULMIYE. Waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sannadkii 1960-kii, waxa uu dugsigii hoose/dhexe ku qaatay magaalada Hargeysa intii u dhaxaysay 1967-1974-tii, dugsigii sare wuxuu ku qaatay magaalada Muqdisho intii u dhaxaysay 1975-1978. Sannadkii 1990 wuxuu waxbarasho u tagay dalka Jarmalka isagoo soo bartay culuunta dawooyinka.

Laga soo bilaabo 1990 ilaa 2003, Axmed Cabdi Dheere wuxuu ahaa khabiir xagga dawooyinka ah oo ka shaqayn jiray Bayer Pharma oo ku yaalay dalka Jarmalka. Sannadihii 1986 ilaa 1988 wuxuu ka shaqayn jiray rug weyn oo dawada lagu iibin jiray oo ku taalay magaalada Magaalada Muqdisho. Sannadihii 1979 ilaa 1982 wuxuu ka shaqayn jiray Wakaaladdii Baatroolka Ummadda.

Axmed Cabdi Dheere wuxuu ahaa aasaasihii telefiishanka Horn Cable (2004-2006).  2006-dii ilaa 2008-kii, Axmed wuxuu ahaa mulkiilihii GALLAD airlines.

Laga soo bilaabo 2004-tii ilaa waqtigan Axmed Cabdi Dheere waa xubin ka tirsan Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE.

 

Second Deputy Chairman of KULMIYE Party

Ahmed Abdi Hussien (Dhere) is the second deputy chairman of Kulmiye Party. He was born in 1960 in Hargeisa. Between 1967 to 1974 he studied his primary schools in Hargeisa and in 1975 he moved Mogadisho where he attended his secondary school.

Upon graduation, Mr. Dhere moved to Germany to pursue his higher education. From 1990 to 1994, he enrolled at a university in Germany and then obtained his BSc and became an expert pharmacist.

From 1990 to 2003, Dhere was a pharmacist at Bayer Pharma in Germany. Mr Hussien worked at the Somalia’s Petrol Agency from 1979 to 1982.  Between 1986 to 1988, he worked as a business owner pharmacist in Mogadisho. Ahmed Abdi was the owner of Horn Cable TV and served as the manager between 2004 to 2006.  Between 2006 to 2008, he was the owner of GALLAD airlines.

From 2004 up to now, Hussien Abdi has been an exuberant member of Kulmiye Central Committee.

——————————————————————————————————————————————————

Guddoomiye-ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga KULMIYE, Mudane, Xuseen Aadan Caddecx

Xuseen Aadan Cadde waa siyaasi reer Soomaalilaan ah, waana guddoomiye-ku-xigeenka saddexaad ee xisbul xaakimka Kulmiye. Xuseen wuxuu ku dhashay magaalada Laascaanood sannadkii 1960-kii.

Waxbarashadiisii dugsiga hoose/dhexe wuxuu ka baxay dugsiga Axmed Guray ee magaalada Hargeysa. Dugsigii sare wuxuu ka baxay Afgooye. Intaas kaddib, wuxuu Xuseen ku biiray jaamacaddii Lafoole isagoo iska diiwaan galiyay kulliyaddii Beeraha.

Kolkii uu soo dhammaystay waxbarashadiisii jaamacadda, wuxuu qabtay shaqooyin badan isagoo ka soo shaqeeyay hay’ado dawli ah iyo kuwo caalami ahba. Wuxuu noqday sarkaalkii Ceerigaabo u joogay hay’adda Action Aid. Xuseen wuxuu sidoo kale la soo shaqeeyay hay’adda VET Aid oo uu maamuli jiray mashaariicdii ay ka fulin jirtay dalka. Sidaa si la mid ah, Xuseen Aadan Cadde wuxuu muddo dheer u soo shaqeeyay hay’adda beeraha ka shaqaysa ee FAO.

Guddoomiye Xuseen waxa lagu xasuustaa doorarkii mugga lahaa ee ka soo ciyaaray shirarkii dib-u-heshiisiinta beelaha Soomaalilaan isagoo safka hore kaga jiray shirarkii nabadaynta ee ka dhacay gobollada bariga Soomaalilaan ee Sool iyo Sanaag.

 

Third Deputy Chairman of KULMYE Party

Hussein Aadan Adde is a Somaliland politician. He is the third deputy chairman of Kulmiye Ruling Party. Born in Laasaanood in 1960, Hussien attended his primary school at Ahmed Guray in Hargeisa. After graduating from primary school, he went Afgooye secondary school.

Hussein then pursued his higher education at Lafoole University and joined the faculty of Agriculture where he earned his Bachelor degree.

After finishing his studies, he worked for both international and local organizations. He served as the District Development Officer for Action Aid in Erigavo and held similar positions in those years. He was also appointed as the project officer of VET Aid. Mr Adde had also been an active figure of FAO for many years.

Hussien Adde is noted for his strive and dedication in Somaliland peace conferences. He played an imminent role in the peace reconciliations in Sanaag and Sool regions in the eastern of Somaliland where he received prestige and reputation.


Guddoomiye-ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici)saylici

Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) waa Madaxeyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Soomaalilaan waana musharraxa Madax-weyne ku xigeenka JSL ee Xisbiga KULMIYE waxa uu ku dhashay Magaalada Saylac sannadkii 1956-dii.

Malcaamad Qur’aanka wuxuu ka bilaabay magaalada Saylac. Waxa uu dugsigii hoose/dhexe ku qaatay magaalooyinka Saylac iyo Boorama intii u dhaxaysay 1967 illaa 1975-tii. Waxbarashadiisii dugsiga sare wuxuu ku qaatay magaalada Hargeysa gaar ahaan dugsigii Farsamada Gacanta intii u dhaxaysay 1975-tii illaa 1979-kii. Intii u dhaxaysay sannadihii 1980 illaa 1986, Cabdiraxmaan Saylici wuxuu ka soo shaqeeyay  shirkaddii Walaalaha Boorama ee Ganacsiga iyo Dhismaha.

Intii u dhaxaysay 1987-dii illaa 2001-dii, Cabdiraxmaan Saylici wuxuu ka shaqaynayay shirkad dhisme oo uu mulkiile ka ahaa. Shirkaddaas ayaa door weyn ka ciyaartay dib-u-dhiskii dalkan Soomaalilaan. 2001-dii illaa 2003-dii wuxuu ku soo baxay Golihii Deegaanka ee ugu horreeyay ee xisbiga Kulmiye. 2004-tii illaa 2005-tii wuxuu ahaa maareeyihii ugu horreeyay ee shirkaddii SHABA Awdal Utility. Shirkaddaas ayaa ahayd mid wadaag ah isla markaana ahayd tii ugu horraysay ee dalka laga hirgaliyo ayaa maamuli jirtay Biyaha Boorama.

Muddadii u dhaxaysay 2008-2010, Saylici wuxuu ka mid noqday hoggaanka Xisbiga Kulmiye isagoo ahaa Guddoomiyaha afaraad. Wuxuu sidoo kale ahaa murrashaxa madaxeyne-ku-xigeen ee xisbiga Kulmiye. 2010-kii wuxuu noqday madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Soomaalilaan.

 

Fourth Deputy Chairman of KULMIYE Party

Abdirahman Abdillahi Ismaa’iil better known as Zeili’e is the vice president of the republic of Somaliland. He was born in Zeila in 1956 where he started his Quranic School. From 1967 to 1975, he attended his primary school at Zeila and Borama. Between 1975 to 1979, he studied Hargeisa Technical Institute.

From 1980 to 1986, Abdirahman Abdillahi Ismail worked at Brothers Company for Business and Construction. Between 1987 to 2001 Abdirahman Ismail ran his own constructing company. His company played a great role in the reconstruction of Somaliland. He was among the first elected councilors running for the Kulmiye party ticket in the municipal elections held 2001 to 2003.

Abdirahman was the first manager of SHABA Awdal Utility, a company of many stakeholders. His company was the first to be established in Somaliland to manage and maintain water in Borama.

From 2008 to 2010, Abdirahman Zeili’I became the leading figures of Kulmiye and was appointed as the aspirant of vice presidency. In 2010, Abdirahman Zeili became the vice president of the Republic of Somaliland.

 

KULMIYE on Flickr