War Deg Dega Oo Hada Kasoo Baxay Gudida Soo Xulista Muraaqibiinta Xisbiga Kulmiye Uga Qayb Galaya Doorashada

War Deg Dega Oo Hada Kasoo Baxay Gudida Soo Xulista Muraaqibiinta Xisbiga Kulmiye Uga Qayb Galaya Doorashada

Hargeysa(Warbaahinta Xisbiga Kulmiye)CabdiKariin Axmed Maxamed (Xinif) Oo goor dhawayd warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu fariin u diray muraqabiinta ku kala sugan degmooyinka kala duwan ee gobolada soomaliland ee xisbiga kulmiye uga qayb galaya doorashada dalka ka qabsoomaysa 13 novenber 2017 waxaanay muraqibiinta fareen inay si deg dega iska xaadiriyaan xafiisyada degmooyinka ee xisbiga waxanu yidhi”degmooyinka Gabilay,Salaxley,Baligubadle,Caynaba,iyo gobolada Awdal,Saaxil,Togdheer iyo Sool,in Afarta Galabnimo ee maalinta jimcaha iskugu imaadaan goobaha goboladooda ama degmooyinkeeda.

 


Muraaqabiinta xisbiga ee degmada hargeysa waxaanu ku war galinaynaa inay iskugu imaadaan afarta galabnimo ee Maalinta jimcaha Hoteel Maansoor.

 


Muraaqabiinta degmooyinkii Gar Adag,,ceel afwayn,buhoodle iyo ceerigaabo maadaamoo fogyihiin waxan ku war galinayna inay subaxa sabtida sideeda subaxnimo iskugu tagaan xarumaha xisbiga ee degmooyinka taaso dhamaantood lagula socod siin doono arimo Aad U muhiima Oo Shaqadooda la xidhiidha

KULMIYE on Flickr