Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa ardayda jaamacadaha iyo aqoonyahanka Gobolka Saaxil ugu soo bandhigay buugga barmaamij-siyaasadeedka xisbiga KULMIYE.

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa ardayda jaamacadaha iyo aqoonyahanka Gobolka Saaxil ugu soo bandhigay buugga barmaamij-siyaasadeedka xisbiga KULMIYE.

Kulanka oo ka dhacay huteelka Maansoor oo ay ka qaybgaleen boqolaal aqoonyahan dhallinyaro ah iyo madaxda xisbiga iyo xukuumadda ee gobolka iyo kuwa degmada, waxa uu Prof. Samatar si faahfaahsan ugu sharraxay qaybaha uu ka kooban yahay barmaamij-siyaasadeedka xisbiga KULMIYE, waxaanna markii dambe halkaasi lagu waydiiyey su’aalo la xidhiidha barmaamijka oo uu uga jawaabay si waafi ah.

KULMIYE on Flickr