Guddoomiyaha KULMIYE oo Magacaabay Xilal Cusub

Guddoomiyaha KULMIYE oo Magacaabay Xilal Cusub

Ref. No: XK/XGX/0042275/2017 – October 16th, 2017

Ku: Cabdikariim Maxamed Liibaan = Berbera =
Ku: Xuseen Cismaan Cilmi = Borama =

Og: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa =

Ujeeddo: Magacaabista Xilal Cusub.

Kadib markii aan arkay muhiimadda buuxinta xilalkani u leeyihiin hawlaha abaabulka iyo ololaha xisbiga KULMIYE, waxa maanta oo ay bishu tahay 16 October, 2017 loo magacaabay xubnahan xilalka hoos ku qoran:

1. Cabdikariim Maxamed Liibaan – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Saaxil.
2. Xuseen Cismaan Cilmi – In maanta laga bilaabo uu ahaado xubin ka tirsan Guddida Ololaha Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Awdal.

Waxa aan u rajaynayaa masuuliyiinta magacyadoodu kor ku xusan yihiin in Alle ku asturo, kuna guuleeyo gudashada masuuliyadda ka dhalanaysa xilalkooda heer Gobol ee Xisbiga KULMIYE.

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi
___________________________
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

KULMIYE on Flickr