FAAFINTA BARNAAMIJKA KULMIYE IYO XARUNTA BAR-KULANKA -TIIRKA WAX-BARASHADA

FAAFINTA BARNAAMIJKA KULMIYE IYO XARUNTA BAR-KULANKA -TIIRKA WAX-BARASHADA

Muwaadin xisbiga KULMIYE waxa uu kugu martiqaadaynaa munaasibad Xisbigu kusoo bandhigayo Barnaamij Siyaasadeedka qaybtiisa ku aaddan Waxbarashada.

Aqoonyahanka Xisbiga KULMIYE waxay diyaar u yihiin inaad la wadaagtaan qorshaha lagu gaadhi karo hiigsiga ummadda reer Somaliland.

 
Aqoonyahan Mohamed Ali Bile
Xarunta Barkulanka TaageerayaashaKulmiye. Hargeysa.

KULMIYE on Flickr