Bandhiggii Barmaamij-siyaasadeedka cusub ee xisbiga KULMIYE iyo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa lagu qabtay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Bandhiggii Barmaamij-siyaasadeedka cusub ee xisbiga KULMIYE iyo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa lagu qabtay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Kulanka waxa ka qaybgalay madaxda heer gobol iyo degmo ee xisbiga KULMIYE iyo xukuumadda, waxgaradka bulshada iyo boqolaal ardayda jaamacadaha iyo dhallinyarada aqoonyahanka oo si wayn u dhuuxay sharraxaadda uu aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar ka bixiyey barmaamij-siyaasadeedka cusub ee xisbiga KULMIYE ku doonayo inuu dalka ku hoggaamiyo haddii mar labaad dib loogu doorto madaxtinimada waddanka.

KULMIYE on Flickr