Videos

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada heer Qaran ee xisbiga KULMIYE Md. Cabdi-najax oo ka hadlay casuumad dhallinyaro xisbiga ka tirsani u sameeyeen Guddoomiye-ku-xigeenka Golaha Wakiillada.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Amb. Cali Cali Ducaale oo shacabka u kala saafay madaxweynaha Somaliland u baahan tahay inay doorato.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE oo kormeeray goobo ka mid ah kuwa ay ka socoto kaadh qaadashada magaalada Ceerigaabo.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Wasiiru-dawlaha Caafimaadka Somaliland oo farriin digniin ah oo ku saabsan ballanqaadyada beenta ah ee WADDANI u diray dadweynaha reer Somaliland.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Wasiirka Warfaafinta oo hadal soo dhawayn iyo dardaaran isugu jira u jeediyey taageerayaal ka soo jeeda degmada Maydh oo muujiyey taageerada ay u hayaan xisbiga KULMIYE iyo murrashaxiisa Madaxweynaha.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Amb. Cawil oo tilmaamay xusuusta ay u leedahay taariikh hore u dhexmartay isaga iyo Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Guddoomiyaha KULMIYE oo hadal isugu jira soo dhawayn iyo xog-warranka taariikh hore u soo dhexmartay isaga iyo Amb. Cawil u jeediyey taageerayaal reer Maydh ah oo is muujiyey.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashaxa jagada Madaxweynaha KULMIYE oo khudbad muhiim ah oo dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey bulshada ku dhaqan Hadaaftimo oo casuumad soo dhawayn ah u sameeyey.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Hadalkii suldaanka guud ee deegaanka bariga Sanaag ka jeediyey martiqaadkii uu u fidyey Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Mid ka mid ah odayaasha waawayn ee Hadaaftimo oo hore uga soo qaybgalay aasaaskii Somaliland iyo nabadaynteedii oo khudbad ka jeediyey soo dhawayntii weftiga Guddoomiyaha KULMIYE ee deegaankaasi.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Bulshada ka soo jeeda deegaanka Jiidali oo soo dhawayn iyo taageero u muujiyey xisbiga KULMIYE iyo murrashaxiisa Madaxweynaha.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashax Muuse Biixi oo warramay siyaasiyiin waawaynaa oo ka soo jeeday deegaanka Jiidali oo lagu soo dhaweeyey isaga iyo wefti uu hoggaaminayey.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashax Muuse Biixi oo khudbad ka jeediyey casuumad soo dhawayn iyo hadhimo-shareef ah oo loogu sameeyey deegaanka DAYAXA ee gobolka Sanaag.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Xildhibaan Ibraahim Rayte oo si rasmi ah ugu biiray xisbiga KULMIYE, farriina u diray xisbiga WADDANI.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Wasiirka Warfaafinta Cismaan Caddaani oo si adag u duray hadal dhawaan ka soo yeedhay Murrashaxa xisbiga WADDANI

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Wasiirka Madaxtooyada oo khudbad uu ka jeediyey deegaanka DAYAXA oo lagu casuumay weftiga KULMIYE maanta kaga hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay arrin ku saabsan Xabkaha iyo Faleenka Sanaag.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Afhayeenka KULMIYE Md. Xasan Gaafaadhi oo iftiimiyey dood dafiic ah oo ay ku doodaan xisbiga WADDANI.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Odayaasha iyo waxgaradka deegaanka DAYAXA ee Sanaag oo soo dhawayn iyo taageero ku qaabilay Guddoomiyaha KULMIYE iyo weftigiisa.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Ambassador Axmed Xasan Cigaal oo faahfaahin ka bixiyey taariikhda Qadiimiga ah ee uu leeyahay deegaanka DAYAXA.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Wasiir Maxamuud Xaashi oo si adag uga hadlay khilaafka Golaha Wakiillada, kuna tilmaamay layli aan siyaasadda aqoon u lahayn xisbiga WADDANI.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Daawo Boqor Buurmadow oo sheegay inay beeshiisu diyaar u tahay doorashada Muuse Biixi

We Should be Proud of What We’ve Achieved

DAAWO: Guddoomiye Muuse Biixi oo khudbad ka kooban qodobo muhiim ah u jeediyey reer Ceel-afwayn.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Suldaanka guud ee deegaanada Gar-adag Suldaan Carab Cabdi Cali oo si buuxda u caddeeyey in bulshada uu suldaanka u yahay taageersantahay xisbiga KULMIYE.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Guddoomiyaha KULMIYE oo jeediyey khudbad uu ku cabbiray dareenka uu ka qaatay soo dhawayn baaxad leh oo dadweynaha degmada Gar-adag ku qaabileen.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Xafladda taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee ku bahoobay ururka CUDUD iyo COD oo lagu qabtay Hargeysa maanta.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Guddoomye-ku-xigeenka 1aad ee KULMIYE oo tilmaamay siyaasadda xisbiga uga meel-taal siyaasiyiinta WADDANI ee caytama.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Xafladda taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee ku bahoobay ururka CUDUD iyo COD oo lagu qabtay Hargeysa maanta.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Wasiirka Warshadaha oo caddeeyey in xisbiga KULMIYE diyaar u yahay doorasho waqtigeeda ku qabsoonta.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Afhayeenka KULMIYE Md. Xasan Gaafaadhi oo iftiimiyey dood dafiic ah oo ay ku doodaan xisbiga WADDANI.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashax Muuse Biixi oo dhex lugeeyey suuqyada Hargeysa, soo dhawayn iyo kalgacal wayna kala kulmay dadweynaha caasimadda

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo ka hadlay heerka adeegga caafimaadka Somaliland marayo iyo halka la gaadhsiin karo mustaqbalka.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo tibaaxay adeeg caafimaad wanaagsan oo Somaliland gaadhi doonto.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Siyaasi Maxamed Abiib oo khudbad muhiim ah u jeediyey qurba-joogga Gobollada Awdal iyo Salal

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Khudbad u jeediyey hablo fara badan oo ah aqoonyahanka reer Somaliland ee haysta shahaadada labaad (Masters Degree).

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad cusub ee Golaha Wakiillada oo khudbad u jeediyey haween aqoonyahan ah oo kulan la yeeshay Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Hablaha aqoonyahanka Somaliland kulan la qaatay Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Mudane, Muuse Biixi.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Jawaabaha uu Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE ka bixiyey su’aalo ay waydiiyeen hablo aqoonyahanka Somaliland ka mid ah oo kulan taageero ah la yeeshay.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Xisbiga KULMIYE oo xaflad ballaadhan ugu qabtay masuuliyiin iyo siyaasiyiin ka soo digo-rogtay xisbiga WADDANI.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Siyaasiga Axmed Muumin Seed oo shacabka farta ugu tilmaamay ceebaha dul-hogonaya xisbiga WADDANI

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Bulshada Somaliland Hambalyo u diray

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Guddoomiyaha KULMIYE oo Khudbad u jeediyay Kumannaan Dadweynaha Boorama ah

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Xildh. Saleebaan Cali Koore oo khudbad uu ka jeediyey fagaaraha khayriyada Boorama ku faray farriin muhiim ah oo uu u jeediyey KULMIYE.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Khudbad uu Suldaan Dhawal u jeediyey shacabka reer Boorama oo si ballaadhan u soo dhaweeyey weftiga KULMIYE.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Ku-simaha Madaxweynaha Somaliland oo khudbad xambaarsan hambalyo, hogo-tusaalayn iyo daraaran uga jeediyey shacabka Boorama fagaaraha khayriyadda

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Soo dhawayntii weftiga xisbiga KULMIYE ee degmada DILLA oo lagu qaabilay roog-cas

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Mudane, Muuse Biixi oo khudbad muujinaysa hoggaamiyenimadiisa ka jeediyey xaflad loo sameeyey dufcaddii 16 aad ee Jaamacadda CAMUUD oo ay ka qallinjabiyeen 725 arday oo lagu qabtay Boorama maanta.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo khudbad isugu jirta hambalyo iyo dardaaran muhiim ah siiyey arday ka qallinjabisay dufcaddii 16aad ee jaamacadda CAMUUD.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Khudbad Guddoomiye-ku-xigeenka kowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland u jeediyey ardayda ka qallinjabisay jaamacadda Camuud.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Mudane, Muuse Biixi oo khudbad muujinaysa hoggaamiye aragti dheer leh oo xambaarsan talooyin iyo tusaaleyaal u jeediyey 725 aqoonyahan oo ah dufcaddii 16aad ee ka qallinjabisa Jaamacadda Camuud ee Boorama.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashax Muuse Biixi oo khudbad macno badan u jeediyey kumanaan jamaahiir Shacab-weynaha reer Gabiley ah oo soo dhawayn indho-daraaran ah ku qaabilay maanta.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo soo dhawayn layaab leh oo wefti KULMIYE ah oo uu hoggaaminayey kala kulmeen shacabka Gabiley maanta barbardhigay taariikh hore oo isaga xusuus ku lahayd.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo furay garoon cusub oo casri ah oo laga hirgeliyey magaalada Gabiley.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo khudbad uu tiirarka aasaasiga ah ee xisbiga iyo horumarinta Somaliland diiradda ku saaray u jeediyey shacabka reer Wajaale oo ku soo dhaweeyey taageero mahrajaan ah.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Daawo soo dhaweyntii cajiibka ahayd ee Dadweynaha degmada Wajaale u sameeyay Weftiga Xisbiga KULMIYE.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Guddoomiyaha KULMIYE oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey dadweynaha reer Allaybaday oo si wayn u soo dhaweeyey.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Cabdicasiis Samaale oo khudbad la xidhiidha tartanka doorashada Madaxtooyada u jeediyey dadweynaha ku dhaqan Allaybaday

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashax Madaxweynaha KULMIYE oo qiiro xasuuseed darteed hadli kariwaayey, mar uu ka khudbadanayey deegaanka Indhanka ee Gobolka Gabiley.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Muuqaal aad u qurux badan soo dhawayntii murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE ee Gabiley.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Daawo: Nuxurka Khudbad uu Murrashax Muuse Biixi ku Bogaadiyey Haweenka KULMIYE ee Gabiley oo uu Xafiisyo cusub oo ay Qalabaysteen Xadhigga uga Jaray

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Xildhibaan Cibaado oo ka mid ah oo faahfaahisay xafiisyo iyo baabuur ay haweenka Gabiley ku wareejiyeen Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Suldaan Xuseen Aw Muuse oo ka mid ah salaadiinta miisaanka leh ee Gabiley oo caddeeyey halka shacabka Gobolka taageersanyahay

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Muuqaalka soo dhawayntii weftiga KULMIYE ee WADDO-MAKAAHIIL.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Daawo:Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo La Dardaarmay Muj Muuse Biixi Cabdi Khudbad Balaadhana Jeediyey

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Kulankii waxgaradka beesha BAHADHAMAL taageerada ugu muujiyeen murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Waraysi: Guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo Waraysi lagaga qaaday Magaalada Boorama 24 Sanno ka hor iyo dooddiisa oo ahayd in la dhisto Somaliland la wada leeyahay oo loo siman yahay. Waraysiga waxaa qaadaya Suxufi Cabdilaahi Maxamed daahir (Cukuse) oo wakhtigan ah Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Dadweynaha oo ka falceliyay Barnaanijka Xisbiga KULMIYE

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Xoghaya Guud ee Xisbiga KULMIYE oo Faahfaahiyay Ujeedada Barnaamijka Cusub

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Maxamed Kaahin oo sharaxay Waxyaabihii u qabsoomay Xisbiga KULMIYE

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ee Daahfurka Buugga Siyaasadda KULMIYE

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Guddoomiyaha KULMIYE oo jeediyay Khudbadii cajiib ah iyo balanqaadkiisa

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee KULMIYE Maxamed Kaahin oo khudbad uu ka jeediyey qallinjabintii Jaamacadda Hargeysa ee maanta oo uu ku tilmaamay hantida ay ka heleen dalka murrashaxiinta WADDANI iyo UCID – Cabidraxmaan Cirro iyo Faysal Cali-waraabe.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Dhallinyaro iyo masuuliyiin KULMIYE ah oo hadallo ka jeediyey qado-sharaf ay u sameeyeen Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Md. Axmed-yaasiin Sh. Cali Ayaanle.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Eng. Gaaxnuug oo ka mid ah ganacsatada reer Hargeysa oo ka hadlay casuumad uu u fidiyey Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Md. Axmed-yaasiin Sh. Cali Ayaanle oo khudbad ka jeediyey casuumad qado-sharaf ah oo dhallinyaro KULMIYE ahi u sameeyeen.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Masuulka xisbiga KULMIYE u qaabilsan Komishanka Doorashooyinka Md. Muxumed Aw Cabdi oo jawaab ka bixiyey eedaymo labada xisbi mucaarad ee WADDANI iyo UCID kaga baxeen shir lagu falanqaynayey xeerka Anshaxa Warbaahinta ee xilliga doorashada, waxaannu dhaliilo huwiyey xisbiga WADDANI.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Kulan dhexmaray madaxda Waqooyiga Ameriga iyo kuwa Kanada ee Xisbiga KULMIYE iyo xafiis xisbigu ka furtay magaalada Toronto.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Aqoonyahan Prof. Xareed oo ka tirsan xisbiga KULMIYE oo lagu soo dhaweeyey maanta Hargeysa

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Md. Muuse Biixi oo khudbad uu ka jeediyey xaflad loo qabtay arday ka qallinjabisay Jaamacadda NEW GENERATION ee Hargeysa kaga hadlay arrimaha doorashada iyo mustaqbalka dhallinyarada reer Somaliland.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashaxii hore ee jagada Madaxweynaha xisbiga WADDANI Mr. Maxamed Xirsi oo si rasmi ah ugu biiray xisbiga KULMIYE, kana sheekeeyey arrimo badan.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Khudbaddii Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Mudane Muuse Biixi ee Xafladdii soo dhawaynta haldoorkii ka soo digo-rogtay WADDANI, waxaannu oo gef sharci ku tilmaamay Hadal kasoo yeedhay Cabdiraxmaan Cirro

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Dhallinyarada Gobolka Xaysimo oo si buuxda u taageeray murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashax Muuse Biixi Cabdi iyo sidii uu u Shirguddoomiyey mid ka mid ah shirarkii ugu adkaa 27 sanno ka hor

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo dardaarankii ugu cuslaa u jeediyay Murrashaxiinta kale

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Warka Murrashaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka KULMIYE oo ka qaybgalay dufcaddii u horreysay ee ka qallinjabisa dugsiga culuunta Beeraha ee deegaanka ABURIIN.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Khudbad Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland ka jeediyey qallinjabinta dufcaddii u horreysay ee mac-hadka culuunta Beeraha.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Ganacsade Jabuutaawi oo qalab fara badan oo lagu xardhay astaamaha KULMIYE ku wareejiyey madaxda xisbiga.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo jawaabo waafi ah ka bixiyey su’aalo dadweynuhu ka waydiiyeen barmaamij-siyasadeedka cusub ee xisbiga KULMIYE ku galo doorashada.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Tiirka Saddexaad : ee Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga KULMIYE oo lagu falanqaynaya kobcinta dhaqaalaha dalka JSL.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Daawo: Xisbiga KULMIYE OO Meel Adag Iska Taagay Tallaabada uu WADDANI Ku Diiday Inay Ardayda Jaamacadda Gabiley Kamid Noqdaan Shaqaalaha Doorashooyinka Soo Socda Ka Hawlgeli Doona

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE Md. Maxamed Kaahin oo khudbad uu kaga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo madaxdhaqameedka ka jeediyey xaflad lagu caleemo-saaray Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe oo ka dhacday magaalada Burco maanta.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Khudbad siyaasi Axmed Muumin Seed ka jeediyey xaflad lagu caleemo-saaray Suldaan cusub Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe oo ka dhacday magaalada Burco.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: EX- Wasiir Samaale oo khudbad uu ka jeediyey caleemo-saarka Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe oo ka dhacday Burco ku sharraxay hana-qaadka geedi-socodka dimuqraadiyadda Somaliland.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Mudane, Muuse Biixi oo soo Bandhigay Shahaadooyinka Siyaasadda iyo macallimiinta uu uu dheeryahay Murrashaxiinta la tartamaysa ee xisbiyada WADDANI iyo UCID.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Suldaan Cabdi Daahir Gaboobe oo farriin cad u diray xisbiyada mucaaradka ah, gaar ahaan WADDANI.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Khudbadaha siyaasiyiin, dhallinyaro iyo aqoonyahan ka mid ah haldoorka reer Boorama oo si rasmi ah ula midoobay xisbiga KULMIYE maanta.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO ENG XUSEEN BUUNI OO HADHIMO SHARAFEED KU MAAMUUSAY TAAGEERAYAAL KULMIYAA

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Khudbad muhiim ah oo Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee KULMIYE Mudane, Maxamed Kaahin u Jeediyey dhallinyaro ku soo biirtay xisbiga maanta.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha KULMIYE oo furay xafiisyo shacabka deegaanka RUQI ee degmada Baki iskood ugu furteen taageerada xisbiga

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Xisbiga KULMIYE oo Xafiisyo ka furtay degmada Axmed Dhagax iyo sida shacabku ugu heellanyahay doorashada xisbiga.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Prof. Axmed Samatar oo faahfaahin ka bixiyey hoggaaminta iyo sifooyinka wanaagsan ee uu ku doortay murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Eng. Cali Xoor-xoor oo hawlo dardargelinta Xisbiga KULMIYE ah ka sameeyey Deegaano ka tirsan Gobolka Saaxil.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Maamulka KULMIYE ee degmada 26-ka June oo ka hadlay xafiisyo xisbigu leeyahay oo la burburiyey

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Prof. Samatar oo aqoonyahanka Boorama si wayn ugu faahfaahiyey barmaamij-siyaasadeedka cusub ee xisbiga KULMIYE.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo meeqaab sare ee dublamaasiyadeed loogu soo dhaweeyey magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kulan la qaatay Wasiirka Khaarajiga Itoobiya.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Tiirka 2aad ee Barnaamij Siyaasadeedka xisbiga KULMIYE wuxuu awooda saarayaa Amniga iyo nabadda. muddo xilleedka Labaad ee Xisbiga KULMIYE wuxuu xoojinayaa tayeynta Ciidamada Qaranka sida : Ciidanka malatariga, Ciidanka Booliska , Ciidanka Asluubta , Ciidanka ilaalada xeebaha , Ciidanka Dabdemiska iyo Sirdoonka .

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Weftiga Murrashax Muuse Biixi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ugu maqnaa dalka Itoobiya oo ku soo laabtay dalka, waxaanna ka warbixinaya Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad Mudane Maxamed Kaahin.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Wiil dhallinyaro ah oo si baaxad leh isku barbardhigay xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Sababta ururka dhallinyarada ee MURUQ iyo Maxkamad ay kugu soo biireen KULMIYE.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Maayarka caasimadda Hargeysa oo furay xafiis cusub oo xisbigu ku yeeshay Waqooyiga Hargeysa.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Xisbiga KULMIYE waxa uu ku guulaystay hagaajinta iyo horumarinta madaxbanaanida Garsoorka dalka. bartilmaameedka labaad ee Xisbiga KULMIYE waa saraynta sharci iyo sinaanta Muwaadiniinta Somaliland.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO:Masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan laamaha xisbiga KULMIYE ee qurbaha oo si wayn loogu soo dhaweeyey madaarka Hargeysa maanta.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo dardaaran muhiim ah u diray Dhallinyarada Somaliland.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Guddoomiye-ku-xigeenka kowaad ee KULMIYE oo digniin la xidhiidha doorashada u diray taageerayaasha xisbiga.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Barbaamijka dhukumentariga ‘WAA KUMA’ Murrashax Muuse Biixi Cabdi ee shacabka reer Somaliland ku dooranayaan oo dhammaystiran.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Murrashax Muuse Biixi oo Bulshada ugu Baaqay Inay Nabadda iyo Wada-jirka Dhexdooda Muhiimad gaar ah Siiyaan Wakhtiyada ololaha iyo codaynta doorashada.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Aqoonyahanka, waxgaradka iyo dhallinyarada deegaamada 31 May iyo Sayla oo si buuxda u taageeray murrashaxa Madaxwweynaha KULMIYE Mudane, Muuse Biixi.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo tilmaamay Sababta shacabka reer Somaliland taageerada ugu ballaadhan u siiyaan xisbiga.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Shiikh Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar oo sheegay inuu ku farxay Murrashaxnimad Muuse Biixi

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo baaq muhiim ah u diray taageerayaasha xisbiga xilliga ololaha iyo doorashada

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Murrashaxa KULMIYE oo taageerayaasha KULMIYE ugu baaqay olole fiican

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Wasiirka Duulista oo fashiliyey siro uu ka hayey Wasiirkii hore ee Khaarajiga Maxamed Biixi Yoonis oo hadda ka tirsan WADDANI.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Siyaasi Cabdillaahi Geeljire oo shacabka u kala sharraxay taariikhda ay kala leeyihiin Murrashax Muuse Biixi Cabdi iyo Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Barmaamijka waa KUMA Murrashax Muuse Biixi ee lagu dooranayaa

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Murrashaxiinta KULMIYE iyo qorshahooda la-dagaalanka Musuqa

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Guddoomiyaha KULMIYE oo shaaciyey in aannu jirin wax sooyaal taariikheed ah oo Murrashaxa xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro ku leeyahay Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Maxamed Cali Bille oo kashifay Warqad Soomaaliya u qortay UN-ta oo WADDANI la xidhiidha.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Masuuliyiin ka qaybgalay madal lagu soo bandhigay xafiisyo iyo taageero ballaadhan oo xisbiga KULMIYE iyo Murrashaxiisa Madaxweynaha lagu siiyey magaalada Gabiley.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: Khudbada uu Ex- Wasiir Cabdillaahi Maxamed Ducaale ka jeediyey Gabiley oo uu farriin digniin ah ugu diray shacabka reer Somaliland.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Xoghayaha Golaha Dhexe oo dhaliilo u jeediyey xisga WADDANI oo noqday safaari.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo khudbad qiimo badan u jeediyey shacabka reer Laascaanood oo dhoollatus aad u sarreeya ku muujiyey ololaha KULMIYE.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

DAAWO: ‘Anigoo guushii arkaya ku biirimaayo WADDANI, waxa ku ururay kuwii danta gaarka ah lahaa’ – Wasiir Xaglo-toosiye

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Daawo Safiirka dawladda Ingiriiska (UK) ayaa hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland TOGAHERER MEDIA TOGAHERER MEDIA

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Madaxweynaha la doortay iyo Guddoomiyaha WADDANI oo kulmay iyo hadalo dhexmaray

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyay Marxuum Axmed-yaasiin Gaba-Xaddi

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Oradyahanka MO Farax oo hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee Somaliland

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Muj Xasan Ciise oo Hambalyo u Diray Madaxweyne Muuse Biixi Kana Sheekeeyey Taariikh Hore

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Madaxweynaha la doortay Md Muuse Biixi Cabdi oo kulan la qaatay guddiga Ololaha ee goboladda dalka Jamhuuriyadda Somaliland.

We Should be Proud of What We’ve Achieved
" frameborder="0" allowfullscreen>">

Madaxweynaha cusub ee Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi waxa uu dhambaal tacsi ah u diray shacabka geerida Guddoomiyihii Guddiga Diiwaangelinta Ururrada iyo Ansixinta Axsaabta Siyaasadda Marxuum Cabdirisaaq Ciyaale oo uu ka qaybgalay aas qaran loogu sameeyey Hargeysa.