February 26, 2018 Latest Press 0Comments Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Xilalkii u kala Wareejiyey Agaasimihii hore ee Madaxtooyada iyo Agaasimaha Cusub
February 26, 2018 Latest Press 0Comments Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi
February 26, 2018 Latest Press 0Comments Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Madaxweyne Muuse Biixi Ka Jeediyey Xuska 36-guurada kasoo Wareegtay Maalinta Dhallinyarada Somaliland
February 26, 2018 Latest Press 0Comments Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Safiirka Masar U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Dalka Yimid
February 26, 2018 Latest Press 0Comments Madaxweynaha JSL Oo Kulan La Qaatay Maxkamadda Sare Iyo Bahda Garsoorka Somaliland
February 26, 2018 Latest Press 0Comments Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeer Ku Tegay Xarunta Guud Ee Xisbiga Kulmiye
February 04, 2018 Latest Press 0Comments Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Xerada Ciidanka Qaranka Ee Birjeex, Cusbitaalka Ciidanka Iyo Miiska Saraakiisa, Xadhigana Ka Jaray Dhisme Dabaq ah Oo Ciidanku Dhistay
February 04, 2018 Latest Press 0Comments Madaxweynaha JSL Oo Ka Qaybgalay Xuska Sannad-Guurada 24-Aad Ee Kasoo Wareegtay Aas-aaska Ciidanka Qaranka, Khudbad Qiimo Lehna Ka Jeediyey
January 21, 2018 Latest Press 0Comments Nuxurka Khudbad Macno Iyo Miisaan Siyaasadeed leh oo uu madaxweyne Muuse Biixi u Jeediyey Bulshada Reer Somaliland, Kagana Digay Gardarrada Soomaaliya Ka hayso Gobollada Bariga Dalka
January 18, 2018 Latest Press 0Comments Madaxweynaha Somaliland Oo Si Balaadhan loogu Soo Dhaweeyey Dalka Itoobiya Kulanna La Qaatay Ra’iisal Wasaaraha Dalkaasi Iyo Arrimaha Ay Kawada Hadleen Labada Dhinac
January 18, 2018 Latest Press 0Comments Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Maanta Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya
January 11, 2018 Latest Press 0Comments WAR-SAXAAFADEED:11/01/2018 Kal-fadhigii saddexaad (3aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland
January 11, 2018 Latest Press 0Comments Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Gaar ah La Qaatay Ergayga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya
January 08, 2018 Latest Press 0Comments Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
January 07, 2018 Latest Press 0Comments Madaxweyneyaasha Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kulmay Maanta Iyo Qodobadii Ay Ka Wada Hadleen
January 03, 2018 Latest Press 0Comments Madaxweynaha JSL, Md. Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Safiirka Djibouti U Fadhiya Somaliland
December 28, 2017 Latest Press 0Comments War-saxaafadeed:26/12/2017 Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 26-ka Diisembar, 2017 la soo gabagabeeyey kulankii wada-tashiga Golaha wasiirada uga socday Hotel Royal Palace ee Hargeysa.
December 25, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Oo Maanta Kulan La Qaatay Shirgudoonka Wakiilada Iyo Guurtida
December 25, 2017 Latest Press 0Comments Faahfaahinta Kulan Islaab-xaadhasho ah oo Madaxweynaha Somaliland Maanta Xafiiskiisa Kula Qaatay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI iyo Madax kale oo Wehelinaysay
December 23, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweyne Muuse Biixi oo Daah-furay Kulan Lagaga Tashanayo Qorsheyaasha Xukuumaddu Mustaqbalka ku Hawlgeli Doonto
December 22, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweynaha JSL Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Kana Dhegeystay Xog-waran Ku Saabsan Dar-dargelinta Shaqaalaha
December 20, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweyne Muuse Biixi oo Kulan La Qaatay Ugaaska Guud ee Beel-weynta Ciise iyo Xubno Kamid ah Gendaha Beeshaas
December 16, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweyne Muuse Biixi oo Kulankii ugu horreeyey la Yeeshay Golaha Wasiirrada iyo Nuxurka Toddoba Qodob oo kasoo Baxay
December 16, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweyne Muuse Biixi oo kulan la qaatay Wefti Ka Socday Dawladda Federalka Itoobiya
December 16, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweyne Muuse Biixi Oo ku dhawaaqay xubnaha golihiisa wasiirrada
December 16, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweyaha Cusub ee Somaliland Khudbad Miisaan Ballaadhan u Jeediyey Xafladdii Xil-wareejintiisa
December 16, 2017 Latest Press 0Comments Khubaddii Madaxweynihii Xilka Wareejiyey Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo
December 13, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweynaha la Doortay oo Qaabilay Safiirro iyo Diblomaasiyiin ka socda Midowga Yurub iyo Dawladda Ingiriiska
December 01, 2017 Latest Press 0Comments UNSOM CONGRATULATES PRESIDENT-ELECT H.E. MUSE BIHI ABDI ON HIS ELECTION AS PRESIDENT OF “SOMALILAND”
November 30, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland oo Shacabka ku Hambalyeeyey Munaasibadda Dhalashada Nebigeenna Suubban (NNKHA)
November 30, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweynaha La Doortay oo La Kulmay Wefti Heersare ah oo Ka Socda Dalka Jabuuti
November 29, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweynaha iyo ku-xigeenka La Doortay oo Kulan La Qaatay Guddiyadii Muraaqibiinta KULMIYE u qaabilsanaa Doorashadii Madaxtooyada
November 26, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweynaha La Doortay oo Kulan Mahadnaq ah La Qaatay Wakiillada Xisbiga ee Laamaha Dibadda iyo Qurbejoogga KULMIYE
November 26, 2017 Latest Press 0Comments Ardayda Somaliland ee Dalka India Wax Ka Barata oo Xaflad iyo Ciyaar Kubadda Cagta ah Kusoo Dhaweysay Madaxweynaha cusub ee la Doortay
November 25, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweyne Muuse Biixi oo Kulan Mahadnaq ah La Qaatay Wakiillo Kamid ah Guddiyadii Ololaha KULMIYE ee Gobollada Dalka
November 25, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweynaha Shacabka reer Somliland Doortay oo Kulan La Qaatay Safiirka Ingiriiska u Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya
November 25, 2017 Latest Press 0Comments Generaal Doolaal oo soo Bandhigay Sheeko Xiiso Badan oo ku Saabsan Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi
November 24, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweynaha Cusub ee Somaliland oo ka Qaybgalay Aaska Marxuum Axmed Yaasiin Gaba-xaddi
November 24, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweynaha Somaliland ee la Doortay oo kulan la Qaatay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI
November 24, 2017 Latest Press 0Comments Hambalyada Dunida ee Madaxweynaha Cusub ee Somaliland iyo Warbixinnaha Warbaahinta Caalamka ee Natiijadii Doorashada
November 24, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweynaha la Doortay oo Booqasho Salaan Iyo Maamuus ah Ugu Tegay Madaxweynaha Talada Haya
November 22, 2017 Latest Press 0Comments Dawladda Jabuuti oo Hambalyeysay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland
November 22, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Hambalyeeyey Madaxweynaha Cusub ee la doortay Mudane Muuse Biixi
November 22, 2017 Latest Press 0Comments Shacabka reer Somaliland oo Dabbaaldegyo Waawayn ku soo Dhaweeyey Doorashada Madaxweynaha Cusub Mudane Muuse Biixi Cabdi
November 22, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweynaha Cusub ee Somaliland oo Khudbad uu Diirradda Ku Saaray Midnimada umadda iyo Qorsheyaashiisa Mustaqbalka Jeediyey
November 22, 2017 Latest Press 0Comments Madashii Komishanku Doorashooyinku kaga dhawaaqeen natiijada codbixintii Doorashada Madaxtooyada Somaliland ee uu ku guulaystay Madaxweyne Mudane Muuse Biixi Cabdi oo noqday Madaxweynihii shanaad ee Jamhuuriyadda Somaliland tan iyo markii ay madaxbannaanideeda kala soo noqotay dalkii la odhan jiray Soomaaliya. Xafladda Komishanku kaga dhawaaqay natiijada doorashada Madaxtooyada oo ka dhacday xarunta Komishanka ee caasimadda Hargeysa gelinkii dambe ee maanta, waxa ka qaybgalay badi haldoorka dalka Somaliland oo isugu jira masuuliyiin, culimo, aqoonyahan iyo madax ka socotay xisbiyada siyaasadda.
November 22, 2017 Latest Press 0Comments Degdeg: Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo ku Dhawaaqay in Madaxweynenimada Somaliland uu ku Guulaystay Mudane Muuse Biixi
November 15, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo ka Hadlay Natiijada Doorashada Madaxtooyada iyo Farriin uu u Diray Taageerayaashiisa & Mucaaradka
November 12, 2017 Latest Press 0Comments Kulan Aqoonyahanka reer Somaliland ku Faaqideen Barnaamij-siyaasadeedka KULMIYE oo Hargeysa Lagu Qabtay
November 12, 2017 Latest Press 0Comments Reer Balligubadle oo Taageerada KULMIYE ku Muujiyey Ololaha xisbiga oo ay kala Qaybgaleen Wefti uu Hoggaaminayey Wasiirka Madaxtooyadu
November 12, 2017 Latest Press 0Comments Murrashax KULMIYE oo Dardaaran Qarannimo Faray Muraaqibiinta Xisbiga oo uu ku Adkeeyay inay Sharciga Ilaaliyaan
November 12, 2017 Latest Press 0Comments War Deg Dega Oo Hada Kasoo Baxay Gudida Soo Xulista Muraaqibiinta Xisbiga Kulmiye Uga Qayb Galaya Doorashada
November 12, 2017 Latest Press 0Comments Taageerayaasha KULMIYE ee Caasimadda Hargeysa oo Wacdaro La Yaable Kusoo Khatimay Maalinta Toddobaad ee Ololaha Xisbiga
November 12, 2017 Latest Press 0Comments Shacabka Gobolka Awdal oo Mar kale Soo Bandhigay Baaxadda Taageerada ay u Hayaan xisbiga KULMIYE
November 12, 2017 Latest Press 0Comments Murrashax Muuse Biixi oo Taageerayaasha KULMIYE ee Gobolka Hawd Kala Qaybgalay Isu Soo Baxyada Maalinta Toddobaad ee Ololaha Xisbiga
November 12, 2017 Latest Press 0Comments Taageerayaasha KULMIYE ee degmada Sallaxley oo Murrashax Muuse Biixi ku Marti-qaaday Maalinta Toddobaad ee Ololaha Xisbiga
November 12, 2017 Latest Press 0Comments Wasiirka Duulista Somaliland oo Dadweynaha Sabowanaag iyo Deegaamada Hoos Yimaada kala Qaybgalay Ololaha KULMIYE
November 12, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxiinta Saddexda Xisbi qaran oo si Wada-jir ah bulshada Somaliland ula dardaarmay
November 12, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa KULMIYE oo Ka Qaybgalay Shirka Sanadlaha ah ee Arrimaha Saxaafadda Somaliland
November 12, 2017 Latest Press 0Comments Dhallinyaradii ugu Badnaa ee Kooxaha Kubadda Cagta Laascaanood oo ku Biiray Xisbiga KULMIYE
November 12, 2017 Latest Press 0Comments Murrashax Muuse Biixi oo Farriin Ku Saabsan Maalinta Doorashada u Diray Shacabka reer Somaliland, Taageerayaasha KULMIYE-na si gaar ah ula Dardaarmay
November 10, 2017 Latest Press 0Comments Taageerayaasha KULMIYE ee degmada Sallaxley oo Murrashax Muuse Biixi ku Marti-qaaday Maalinta Toddobaad ee Ololaha Xisbiga
November 06, 2017 Latest Press 0Comments Muwaadin soo bax oo codee 13 November oo ah maalinta doorashadda, si aad ugu codayso Xisbiga KULMIYE raac talaabooyinkan” Fadlan gaadhsii dhammaan taageerayaasha Xisbiga KULMIYE.
November 03, 2017 Latest Press 0Comments Waftigii Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga KULMIYE Md.Muuse Biixi Cabdi Hogaamnayay Oo Soo Dhawayn Aan Kala Hadh Lahayn Loogu Sameeyey Magaalada Oog
November 03, 2017 Latest Press 0Comments Shacabka Reer Laascaanood oo Isu Soo Baxyo Ciiddu Dhaqaaqday Kaga Qaybgalay Maalinta Shanaad ee Ololaha Xisbiga KULMIYE
October 31, 2017 Latest Press 0Comments Kooxo Mutadawaciinta Ololaha Xisbiga KULMIYE ah oo la Bogaadiyey
October 31, 2017 Latest Press 0Comments Haweenwaynaha Degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31-ka May oo Taageero Buuxda siiyey Xisbiga KULMIYE
October 31, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga Kulmiye Oo Soo Gabagabeeyey Koob Tar Tan Ciyaareed Ka Socday Garoonka Tareedhiska Ee Degmada 31-May
October 29, 2017 Latest Press 0Comments Wafti Uu Hogaaminayay Murashaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Ee Xisbiga Kulmiye Cabdiraxmaan Saylici Ayaa Kormeer Ololaha kusoo Maray Deeganada,Baligubadle,Sabawanaag,Salaxley Iyo Bali Mataan
October 28, 2017 Latest Press 0Comments Reer Gabiley oo Wacdaro aan Hore Loo Arag Ugu Dabbaaldegay Maalinta Saddexaad ee Ololaha Xisbiga KULMIYE
October 28, 2017 Latest Press 0Comments Taageerayaasha KULMIYE ee Boorama oo Isu Soo Baxyo Indhaha Soo Jiitay Kaga Qaybgalay Maalinta Saddexaad ee Ololaha Xisbiga
October 27, 2017 Latest Press 0Comments Taageerayaasha KULMIYE ee deegaannada Abaarso, Arabsiyo, Laalayska iyo Dhaboolaq oo Dhoolla-tusyo Ballaadhan Ka Muujiyey Maalinta Labaad ee Olaha xisbiga
October 27, 2017 Latest Press 0Comments Wacdarihiii Taageerayaasha KULMIYE ee Degmooyinka M/Haybe iyo Sallaxley Ka Dhigeen Maalinta Labaad ee Kaltanka Ololaha Axsaabta
October 25, 2017 Latest Press 0Comments Bulshada Reer Burco oo Dhoolla-tus Dhul-gariir ah Ku Muujisay Taageerada ay KULMIYE u hayso
October 24, 2017 Latest Press 0Comments Murrashax Muuse iyo Masraxa: Habeen-dhalad Hibooyin Badan Leh!
October 20, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga kulmiye oo Xafiisyo ka Furtay Degmada Agabar iyo deegaanno Kale oo Waqooyiga Caasimadda Hargeysa ku Yaalla
October 20, 2017 Latest Press 0Comments Waxgaradka, Aqoonyahanka iyo Haldoorka Beelaha Bariga Sanaag oo si Buuxda u Taageeray Xisbiga KULMIYE
October 20, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga Kulmiye Oo Soo Dhaweeyey Ururka Haama Dhawr,Ururka Dhalinyarada Ee Talo Maal,Iyo Dalada Dhalinyarada Ee Dal-Wadaag
October 20, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE Oo Soo Dhaweeyey Cududa Taagerada Balaadhan Ee Beesha Sheekhaash
October 20, 2017 Latest Press 0Comments Bulshada Degmada Widhwidh oo Taageertay KULMIYE iyo Xisbiga oo Xafiisyo ka Furtay
October 20, 2017 Latest Press 0Comments Beelweynta Degmada Dacarta oo Taageero Ballaadhan u Muujisay Xilbul-xaakimka KULMIYE
October 20, 2017 Latest Press 0Comments Taageerayaal Isku Xilqaamay Ololaha Kulmiye Ee Degmooyinka Caasimada Hargeysa Oo Kulan Balaadhan Loo Qabtay
October 18, 2017 Latest Press 0Comments Wefti ay Hoggaaminayso Guddoomiyaha Garabka Haweenka Heer Qaran ee KULMIYE Oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Daarasalaam iyo Deegaanno Hoos Yimaadda, Xafiisyo Cusubna Xadhigga Ka Jaray
October 18, 2017 Latest Press 0Comments Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Furay Tartanka Dar Dar Galinta Dhalinyarada 26 Juun
October 18, 2017 Latest Press 0Comments KULMIYE oo soo Dhaweeyey Garabka Sahanka Guusha Xisbiga oo ay ku Bahoobeen Siyaasiyiin Miisaan Culus
October 17, 2017 Latest Press 0Comments Beesha Haamish Abokor oo Casuumad Taageero ah u Samaysay Murrashax Madaxweynaha KULMIYE
October 17, 2017 Latest Press 0Comments Bulshada Degmooyinka 31-ka May Iyo Sayla Oo Cudud Taageero Miisaan Leh U Muujiyey Xisbiga KULMIYE
October 17, 2017 Latest Press 0Comments KULMIYE oo soo Dhaweeyey Ururka Dhallinyarada BARAARUG oo Xisbiga Kusoo Biiray
October 17, 2017 Latest Press 0Comments Wasiirka Qorshaynta oo 4-Baabuur oo Ololaha KULMIYE Loogu Talo Galay ku Wareejiyey Hoggaanka Xisbiga
October 17, 2017 Latest Press 0Comments Bandhiggii Barmaamij-siyaasadeedka cusub ee xisbiga KULMIYE iyo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa lagu qabtay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.
October 17, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo Xafiis Ballaadhan ka Furtay Xaafada Sheekh Nuur ee Caasimadda Hargeysa
October 16, 2017 Latest Press 0Comments Saraakiil ka Tirsa Xisbiga KULMIYE oo Hawlo Dardargelin ah ka Sameeyey Degmada Ceegaag ee Gobolka Sool
October 16, 2017 Latest Press 0Comments Wefti KULMIYE ah oo Hawlo Dardargelin ah ka Fuliyey Degmada Balli-mataan
October 16, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo Magacaabay Guddida Ololaha heer qaran ee Gobolka Sanaag
October 14, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo Soo Dhaweeyey Garabka Raadinta Guusha Qaranka oo ay Ku Bahoobeen Siyaasiyiin Miisaan leh oo Kasoo Digo-rogtay UCID
October 14, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Dhallinyaro iyo Aqoonyahan kasoo Jeeda Degmada Allay-baday oo ka Digo-rogtay WADDANI
October 14, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo Xafiisyo ka Furtay Deegaamo badan oo Hoostaga Degmada Laasgeel
October 13, 2017 Latest Press 0Comments Dhallinyarada KULMIYE oo Barmaamij-siyaasadeedka xisbiga u Bandhigay Bulshada Degmada Laasgeel
October 13, 2017 Latest Press 0Comments Dhallinyarada, aqoonyahanka iyo Haldoorka ka soo Jeeda Deegaamo Waqooyiga Hargeysa ah oo Muujisay Taageerada ay KULMIYE u Hayso
October 13, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo Soo Dhaweeyey Dallada iyo Aqoonyahanka MURUQ iyo MASKAX
October 13, 2017 Latest Press 0Comments Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa ardayda jaamacadaha iyo aqoonyahanka Gobolka Saaxil ugu soo bandhigay buugga barmaamij-siyaasadeedka xisbiga KULMIYE.
October 13, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo Shacabka ka Tacsiyadeeyey Geerida Oday Muxumed Cabdillaahi Shiraaqle
October 10, 2017 Latest Press 0Comments Nuxurka Kulan Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya ku Qaabilay Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE
October 09, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Gaadhay Addis Ababa iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Qaabilay
October 09, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo Shacabka ka Tacsiyadeeyey Afar Marxuum oo ku Geeriyooday Shil Baabuur ka Dhacay Gabiley
October 08, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo Magacaabay Guddiga Ololaha Doorashada Gobolka Gabiley ee Xisbiga KULMIYE
October 08, 2017 Latest Press 0Comments Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Kulan uu ku Faaqidayo Barnaamij-siyaasadeedka KULMIYE la Qaataay Dhallinyarada iyo Aqoonyahanka Boorama
October 07, 2017 Latest Press 0Comments Madax-dhaqameedka, Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta reer DILA oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuusay Murrashaxiinta KULMIYE
October 07, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga kulmiye oo Xafiisyo ka Furtay Degmada Dila, Agab Ciyaareedna guddoonsiiyey Dhallinyaro deegaanka ah
October 07, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo Xafiisyo cusub ka Furtay Degmada Axmed Dhagax Ee Magaalada Hargeysa
October 07, 2017 Latest Press 0Comments Prof Axmed Ismaacil Samatar oo Kulan Ballaadhan Aqonyahanka Jaamacadaha ugu Sharraxay Barnaamij-siyaasadeedka Xisbiga KULMIYE ee 2017 -2022
October 07, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxiinta KULMIYE oo Hadhimo-sharafeed Loogu Sameeyey Masnooyin Ku Yaalla Degmada BAKI
October 07, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxiinta KULMIYE oo Xadhigga Ka Jaray Xafiisyo Cusub oo uu Xisbigu ku Yaalan doono Deegaanka RUQI
October 07, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo magacaabay Guddiga Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga
October 05, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga kulmiye oo Soo Dhaweeyey Haldoor iyo Siyaasiyiin ay Hoggaaminayaan Cabdirashiid Xasan Mataan iyo Ex. Wasiir Cismaan Sheekh Cabdi
October 04, 2017 Latest Press 0Comments Dalladda Dhismaha ee TISQAAD oo Cududdooda Taageero ku Biirisay Xisbiga KULMIYE
October 04, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo Cudud Taageero ku soo Bandhigay Dalka Holland
October 04, 2017 Latest Press 0Comments Aqoonyahan Maxamed Cali Bile Is-barbardhig Ku Sameeyey Barnaamij-siyaasadeedyada KULMIYE iyo WADDANI
October 04, 2017 Latest Press 0Comments Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo si Hufan u Lafo-guray Tiirka Dhaqaalaha oo Kamid ah Tiirarka Udub-dhexaadka u ah Barnaamij-siyaasadeedka KULMIYE
October 04, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo kulan Taageero la Qaatay Guddiyada iyo Hormoodka Beelaha Haashim
October 03, 2017 Latest Press 0Comments Ganacsade Jabuutaawi oo ku Wareejiyey Madaxda KULMIYE Agab Badan oo lagu Xardhay Astaanta Xisbiga
October 03, 2017 Latest Press 0Comments Beelweynta Cabdi Ciise iyo Bahohiisa oo Cudud Ballaadhan Ku Taageeray Xisbiga KULMIYE
October 03, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo Magacaabay Masuuliyiin Maamullada Gobollada iyo Garabka Dhallinyarada ah
October 03, 2017 Latest Press 0Comments Is-kaashatada Booyadleyda Hargeysa oo Taageero Ballaadhan u Muujisay Xisbiga KULMIYE
October 01, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxiinta xisbiga KULMIYE ee Doorashada oo si Rasmi ah loo Guddoonsiiyey Shahaadada Tartanka
September 30, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo magacaabay Guddida Ololaha Heer Qaran ee Xisbiga KULMIYE ee Gobollada Awdal, Maroodi-jeex, Saaxil iyo Togdheer
September 30, 2017 Latest Press 0Comments Dhallinyarada iyo Waxgaradka Beesha Gaashaanbuur (Ciidagale) oo Taageeray Xibiga KULMIYE
September 30, 2017 Latest Press 0Comments Dhallinyarada KULMIYE oo Hawlo Dardargelinta Xisbiga ah ka Sameeyey Degmooyinka Sheekh iyo Qoyta
September 29, 2017 Latest Press 0Comments Kulanka lagaga Dooday Qaybta Waxbarashada ee Barmaamij-siyaasadeedka KULMIYE oo lagu Qabtay Hargeysa
September 28, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo Madal Ilyartu Is-qabatay Ugu Fooladeeyey Siyaasiyiin iyo Haldoor culus oo Kasoo Digo-rogtay WADDANI
September 28, 2017 Latest Press 0Comments FAAFINTA BARNAAMIJKA KULMIYE IYO XARUNTA BAR-KULANKA -TIIRKA WAX-BARASHADA
September 27, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuusay Siyaasiyiin Haldoor ah oo Dhawaan Kasoo Digo-rogtay WADDANI
September 26, 2017 Latest Press 0Comments Waxgaradka, Siyaasiyiinta, Aqoonyahanka iyo Qoorweynta Beesha Deegaannada Labi-sagaale, Wacays-oodane iyo Daba-gorayaale oo Taageero Buuxda u Muujisay Xisbiga KULMIYE
September 26, 2017 Latest Press 0Comments Dhallinyarada iyo Aqoonyahanka Beesha Abokor Muuse (Ciidagale) oo Taageero u Muujiyey Xisbiga KULMIYE
September 26, 2017 Latest Press 0Comments Beelweynta Gaashaanbuur Axmed Faarax oo balanqaaday inay hormuud ka noqonayaa Ololaha Xisbiga KULMIYE , Taageerrona u muujiyay Murrashaxa Muuse Biixi Cabdi.
September 26, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo Xaflad soo Dhawayn ah ku Qaabilay Guddoomyihii Xisbiga WADDANI ee Degmada Sheekh iyo taageerayaashiisii
September 24, 2017 Latest Press 0Comments Madaxda KULMIYE oo Waddanka ku Soo Dhawaysay Wefti uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Dalka yar ee aan la Aqoonsanayn ee Liberland
September 24, 2017 Latest Press 0Comments Dhallinyarada iyo Aqoonayanka mid kamid ah Beelaha Koonfurta Hargeysa (Baho-duqsi/Ciidagale) oo Taageero u Muujisay Xisbiga KULMIYE
September 24, 2017 Latest Press 0Comments Wefti ay Hoggaaminayso Marwada Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo si wayn loogu Soo Dhaweeyey Deegaamo ka Tirsan Gobollada Awdal iyo Salal
September 23, 2017 Latest Press 0Comments Dhallinyaro ka tirsan xisbiga KULMIYE oo iskood isku abaabulay, kana soo jeeda Gobolka Saaxil, ayaa tartanno kubadda cagta ah ka bilaabay deegaannada Gobolkaasi.
September 22, 2017 Latest Press 0Comments Hoggaanka KULMIYE oo Dalka kusoo Dhaweeyey Siyaasi Xisbiga Miisaan Ku Leh oo Dibadda Kasoo Laabtay
September 22, 2017 Latest Press 0Comments Dhallinyaro Ka tirsan Xisbiga KULMIYE oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuusay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada
September 19, 2017 Latest Press 0Comments Dhallinyarada Deegaamo Koonfurta Hargeysa iyo Deegaannada Sallaxlay oo Shaaciyey Taageeradooda Xisbiga KULMIYE
September 19, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE ee Gobolka Maroodi-jeex oo Xilal cusub u Magacaabay Maamulka Degmada 31 May ee Xisbiga
September 18, 2017 Latest Press 0Comments Garabka Haweenka KULMIYE oo Xafiisyo Cusub Ka Furtay Degmada Axmed Dhagax
September 17, 2017 Latest Press 0Comments Ku-simaha Guddoomiyaha KULMIYE oo Shacabka ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Maxamed Dabagaale
September 17, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Xaflad ay ku soo Dhaweeyeen Jaaliyadda reer Somalialnd ee Imaaraadka
September 11, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo lagu Soo Dhaweeyey Degmada Cadaadley iyo Deegaanno Hoos Yimaadda Xadhigana ka jaray xafiis cusub
September 11, 2017 Latest Press 0Comments Wefti uu Hoggaaminayo Guddoomiye-ku-xigeenka Labaad ee KULMIYE oo lagu soo Dhaweeyey Degmada Sabo-wanaag iyo Deegaanno Hoos yimaadda
September 11, 2017 Latest Press 0Comments Bulshada Deegaannada Hallaya ilaa Sallaxlay ee Maroodi-jeex oo si Buuxda u Taageeray Murrashax Muuse Biixi
September 10, 2017 Latest Press 0Comments Waxgaradka iyo Madaxdhaqammeedka degmada Balli-mataan, Higlada iyo Hargeysa oo taageero u muujiyay Murrashaxa KULMIYE.
September 10, 2017 Latest Press 0Comments Weftigii Murrashaxa KULMIYE oo ku soo laabtay Hargeysa, laguna soo dhaweeyey Deegaanka Abaarso
September 09, 2017 Latest Press 0Comments Weftiga Guddoomiyaha KULMIYE oo lagu soo Dhaweeyey Deegaanka Bandaramaan
September 09, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga Kulmiye Ayaa Xafiisyo Kasoo Furtay Degmada Gebogebo iyo Deegaanada Ceeldheere Iyo Bali rooble Oo Dhamaantoodba Hoosyimaada Degmada Gebogebo Ee Gobolka Togdheer.
September 09, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Deegaanka Waddo-makaahiil
September 09, 2017 Latest Press 0Comments Shacabka Degmada Faro-weyne oo Soo Dhaweyn Wacdaro Wadata ku Qaabiley Murrashax Muuse Biixi Iyo Wefti uu Hoggaaminayo
September 09, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo Shacabka ka Tacsiyadeeyey Marxuum Xasan Cabdi Khayre oo Geeriyooday
September 09, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo Hadhimo-sharafeed loogu Sameeyey Degmada Arabsiyo
September 08, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa Muuse Biixi oo Xadhigga Ka Jaray Xafiisyo Cusub oo Xisbiga KULMIYE ka Furtay Gabiley
September 08, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo shacabka Tacsiyadeeyey Muwaadin Daad ku Qaaday Dooxa Agamsaha Caawa
September 07, 2017 Latest Press 0Comments Soo Dhaweyn Indhaha Soo Jiidatay oo Shacabka Degmada Allay-baday Ku Qaabileen Wefti uu Murrashaxa KULMIYE Hoggaaminayo
September 07, 2017 Latest Press 0Comments egti uu Hoggaaminayo Murrashaxa KULMIYE oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaannada Idhanka iyo Geed-ballaadh
September 06, 2017 Latest Press 0Comments Murrashax Muuse Biixi iyo Wefti uu Hoggaaminyo oo si Ballaadhan loogu soo dhaweeyey Degmada Wajaale
September 05, 2017 Latest Press 0Comments Mawjado Taageerayaal KULMIYE ah oo Gabiley ku soo Dhaweeyey Weftiga Madaxweyne-Ku-xigeenka ee Xisbiga
September 05, 2017 Latest Press 0Comments Wefti uu Hoggaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Soo Dhaweyn Waafi ah Loogu Sameeyey Magaalada Kala-baydh
September 05, 2017 Latest Press 0Comments Mawjado taageerayaal ah oo Magaalada Gabiley Kusoo Dhaweeyey Wefti Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland+Sawirro Qaybta 2-aad
September 05, 2017 Latest Press 0Comments Wefti uu Hoggaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Sawirro Qaybta Koowaad
September 05, 2017 Latest Press 0Comments Murrashax Muuse Biixi oo Khudbad Tusaalooyin iyo Talooyin Siyaasadeed Xambaarsan ka jeediyey Qallinjabinta Dufcaddii 16 ee Jaamacadda Camuud
September 05, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Qodobeeyay Bisayl Siyaasadeed oo ay Dheeryihiin Mucaaridka
September 05, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa KULMIYE oo Kulan Su’aalo iyo Jawaabo ah La Yeeshay Hablaha Aqoonyahanka ah ee Reer Awdal
September 05, 2017 Latest Press 0Comments Ururka MIDNIMO oo ay ku Midoobeen in ka Badan 200 Dhallinyarada Gobolka Sool oo la Midoobay Xisbiga KULMIYE
September 04, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxiinta Xisbiga KULMIYE oo ka qaybgalay Fooladaynta 725-Arday oo ka Qalin-jabiyey Jaamacadda Cammuud
September 03, 2017 Latest Press 0Comments Ku-simaha Madaxweynaha iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Si Ballaadhan loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Boorama
August 30, 2017 Latest Press 0Comments Dadwaynaha ku dhaqan Deegaaanka Gambadhe ee Bariga Gobolka Sool oo si Buuxda u Taageeray Xisbiga KULMIYE
August 30, 2017 Latest Press 0Comments Ururka Dhallinyaradda Samawade ee Deegaanka Yagoori oo ku Biiray Xisbiga KULMIYE
August 29, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Shaaciyey in Hab Cilmi-nafsi ah Lagu Dawayn Karo Tabashooyinka Saami-qaybsiga Somaliland
August 26, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo Shacabka ka Tacsiyadeeyey Geerida Caaqil Maxamed Daroor iyo Oday Xuseen Jaamac
August 26, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo Xaflad Soo Dhawayn ah u Sameeyey Qurba-joogga Gobollada Awdal iyo Salal
August 26, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa Xisbiga KULMIYE oo Ka Digay in Mihnadaha Caafiimaadka iyo Waxbarashada Laga Dhigto Il-dhaqaaleed Lacag Kaliya Laga Dheefo
August 25, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa KULMIYE oo gudaha Suuqa Hargeysa Lug Kusoo Maray, Shacabkana la Sheekaystay
August 23, 2017 Latest Press 0Comments Madaxda KULMIYE oo ka Qaybgalay Xaflad loo Sameeyey Urur ay ku Bahoobeen Taageerayaal Xisbigu Leeyahay
August 23, 2017 Latest Press 0Comments Garabka Dhallinyarada Heer Qaran ee Xisbiga KULMIYE oo Hadhimo-sharafeed Ku Maamuusay Mudane Katirsan Golaha Deegaanka Manchester
August 22, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo Ka Hadlay Shaqaaqada Buuhoodle Ka Taagan, Kana Mahadceliyey Soo Dhaweyntii Murrashax Muuse Biixi Ee Gobollada Bariga
August 18, 2017 Latest Press 0Comments Murrashax Muuse Biixi iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Bariga Caasimadda Hargeysa
August 18, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaanka Xayira
August 17, 2017 Latest Press 0Comments Shacabka Degmada Garadag oo Soo Dhaweeyey Murrashaxa KULMIYE iyo Weftigiisa, Geedka Taariikhiga ahna Ku Qaabilay
August 17, 2017 Latest Press 0Comments Shacabka Degmada Ceel Af-weyn oo soo Dhaweyn Ballaadhan Ku Qaabilay Murrashaxa KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo
August 16, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa KULMIYE oo soo Dhaweyn iyo Hadhimo-sharafeed is Huwan Deegaanka DAYAXA loogu Sameeyey
August 16, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Soo Dhaweyn Indhaha Soo Jiidatay Loogu Sameeyey Deegaanka Jiidali
August 15, 2017 Latest Press 0Comments Shacabka Degmada YUBBE oo soo Dhaweyn Ballaadhan Ku Qaabilay Murrashaxa KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo
August 15, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo Noqday Murrashaxii u Horreeyey ee Cagaha Dhiga Magaalada Hadaaftimo ee Bariga Somaliland oo si Wayn Loogu soo Dhaweeyey
August 15, 2017 Latest Press 0Comments Beesha Deegaanka Maydh (Muuse Carre) oo Muujisay Taageerada ay u hayso Xisbiga KULMIYE
August 14, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Booqday Deegaanka Karin Daallo
August 14, 2017 Latest Press 0Comments Murrashax Muuse Biixi oo Kormeeray Goobaha Kaadh-bixintu Ka Socoto ee gudaha Magaalada Ceerigaabo
August 14, 2017 Latest Press 0Comments Darwiish Murrashax Muuse Biixi oo u Hoyday degmada Fiqi-fuliye Xalay kadib Soo dhawayn Ballaadhan
August 14, 2017 Latest Press 0Comments Dadweynaha Degmada Xudun oo Taageero Baaxad leh ku Qaabilay Weftiga Murrashaxa KULMIYE
August 11, 2017 Latest Press 0Comments Murrashax Muuse Biixi iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Deegaannada Dharkeyn-geenyo iyo Dabataag
August 11, 2017 Latest Press 0Comments Murrashax Muuse Biixi oo Soo Dhaweyn Layaab leh Loogu soo Dhaweeyey Degmada Kala-baydh ee Koonfurta Gobolka Sool
August 11, 2017 Latest Press 0Comments Nuxurka Khudbad Miisaan Culus leh oo Guddoomiyaha KULMIYE ka Jeediyey Laascaanood
August 09, 2017 Latest Press 0Comments Shacabka Reer Laascaanood oo Soo Dhaweyn Ballaadhan Ku Qaabilay Wefti uu Hoggaaminayo Murrashax Muuse Biixi
August 09, 2017 Latest Press 0Comments Wefti uu Hoggaaminayo Murrashaxa KULMIYE oo Lagu Soo Dhaweeyey Degmada Adhi-caddeeye iyo Deegaanno Hoos Yimaadda
August 09, 2017 Latest Press 0Comments Murrashax Muuse Biixi iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Deegaannada Oog, Guumays, Yagoori iyo Tuullo Samo-kaab
August 09, 2017 Latest Press 0Comments Dadweynaha Deegaannada Candho dhexe iyo Heerre (Sammane Abokor) oo Muujiyey Cududooda Taageero ee Xisbiga KULMIYE
August 09, 2017 Latest Press 0Comments Murrashax Muuse Biixi Iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaannada Ximin, Cagaarrey, Gidhays iyo Gugux
August 08, 2017 Latest Press 0Comments Suuqsade(Warbaahinta Xisbiga KULMIYE)-Murrashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey deegaanka Suuqsade oo hoos timaadda degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil. Murrashax Muuse Biixi Cabdi iyo weftiga uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo kusoo maray deegaankaas, ayaa waxa caleemo qoyan iyo calanka astaanta u ah xisbiga KULMIYE kusoo dhaweeyey kumanaan kamid ah shacabka deegaanka Suuqsade oo u heellan aragtida guddoomiyaha KULMIYE, isla markaana la dhacsan xukuumadda ka dhalatay xisbiga KULMIYE, kuwaas oo ay hormood u yihiin siyaasiyiin, xildhibaanno, haween, dhallinyaro, waayeel iyo waxgarad. Booqasadha murrashaxa, ayaa waxa ku wehelinayey wasiirro, xildhibaanno, siyaasiyiin, salaadiin, cuqaal, aqoonyahan iyo xubno kale, waxana dadweynaha deegaanka Suuqsade kaga hortageen goob ka baxsan magaalada, iyaga oo markii dambena u galbiyey madal si farshaxan leh loogu shaqlay calanka xisbiga KULMIYE iyo sawirrada murrashax Muuse Biixi Cabdi, waxana halkaas kala hadlay xubnaha wefiga iyo waliba siyaasiyiin iyo aqoonyahan deegaankaas kasoo jeeda oo ay hor kacayeen guddoomiye Cabdishakuur Maxamuud Ciddin iyo siyaasi Jamaal Cali Xuseen. Ugu horrayn xubno siyaasiyiin ah oo ay kamid yihiin maayarka degmada Sheekh Md.Ibraahim Cabdilaahi Cabsiiye iyo maayarka degmada Berbera Md. Cabdishakuuur Maxamuud Ciddin oo halkaas ka hadlay, ayaa si weyn usoo dhaweeyey weftiga uu hoggaaminayo murrashax Muuse Biixi Cabdi, waxana ay ka mahadnaqeen booqashada deegaankaas lagu tegay ee uu murrashaxa xisbigu ku xogwaraystay xaaladda guud ee deegaanka, iyaga oo dadweynahana ugu baaqay inay codkooda la garab galaan xisbiga KULMIYE. Haween kasoo jeeda deegaanka oo ay kamid yihiin Marwo Rooda Axmed Yaasiin iyo marwo Raxma Cali Shabeel oo hadal kooban halkaas ka jeediyey, ayaa si kal iyo laab ah u soo dhaweeyey murrashaxa iyo weftiga uu hoggaaminayo, waxana ay shaaciyeen in dadweynaha deegaankaasi ka siman yihiin taageerada xisbiga KULMIYE iyo murrashaxiisa. Dr. Axmed Saleebaan Jaamac (Shiine), Eng. Maxamed Cabdi Qarbooshe, xildhibaan Dayib Xasan Boobe iyo guddoomiyaha gobolka Togdheer Md. Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo hadallo kooban u jeediyey dadweynihii madasha ku sugnaa, ayaa murrashaxa iyo weftigiisa ku hambalyeeyey sida ay muhiimadda u siinayaan deegaanka Suuqsade, iyaga oo dadweynahana kula dardmaarmay inay codkooda iyo cududoodaba la garab galaan xisbiga KULMIYE. Caaqilka guud ee deegaanka Caaqil Saleebaan Hadoodil, Suldaan Sayid Aw Jaamac iyo guddoomiyaha Awal Bari Md.Cabdilaahi Maxamuud Aw Cabdiraxmaan ayaa iyaguna guddoomiye Muuse Biixi Cabdi uga mahadceliyey sida lexejeclada leh ee usoo booqday deegaanka iyo sida daacadnimadu ku jirto ee uu xaaladda dadka iyo duunyadaba ugu guurgelayo. Siyaasiyiin iyo haldoor kale oo kamid ah xisbiga KULMIYE oo ay kamid yihiin Jamaal Cali Xuseen, Cabdicasiis Maxamed Samaale, Cali Maxamed Yuusuf (Cali-gurey) iyo Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif), ayaa mahadnaq ballaadhan u jeediyey dadweynaha reer Suuqsade sida milgaha iyo maamuuska leh ee ay usoo dhaweeyeen weftiga, waxana ay ku boorriyeen inay maanka ku hayaan guulaha waxqabad ee uu xisbigu ku tallaabsaday muddadii uu xukunka hayey, isla markaana ay xil gaar ah iska saaraan sidii uu talada dalka mar labaad u qaban lahaa. Murrashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Md.Muuse Biixi Cabdi oo isaguna hadal kooban jeediyey, ayaa ka dareen celiyey soo dhaweynta toolmoon ee ay dadweynaha deegaanka suuqsade ku qaabileen, waxana uu maamulka deegaanka iyo shacabkaba uga mahadnaqay sida ay cududooda oo midaysan ugu muujiyeen taageerada ay xisbiga KULMIYE u hayaan, iyada oo guddoomiyuhuna si mug leh uga mahadceliyey gaadhi cusub oo uu sarkaal degmada kasoo jeedaa xisbiga KULMIYE ugu deeqay. Ugu dambayntii Murrashax Muuse Biixi iyo weftigiisu waxa ay shacabka reer Suuqsade la wadaageen hadhimo-sharafeed lagu maamuusay, waxana masuuliyiinta xisbiga iyo dadweynaha deegaanka dhexmaray kaftan iyo sheeko wadaag saacado qaatay.
August 08, 2017 Latest Press 0Comments Murrashax Muuse Biixi iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Caynaba
August 06, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu soo Dhaweeyey Degmada Laaso-dacawo
August 04, 2017 Latest Press 0Comments Nuxurka Dood Adag oo Murrashixiinta KULMIYE iyo UCID Dhexmartay iyo Guddoomiye Muuse Biixi oo Sharraxay Udub-dhexaadka Barnaamijka Xisbiga
August 01, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo Bulshada La Wadaagay Boob iyo Dhac ay Dalka Ka Geysteen Siyaasiyiin Dhawaan Ku Biiray WADDANI
July 31, 2017 Latest Press 0Comments Hoggaanka KULMIYE oo Go’aan ka soo Saaray Muranka ka Taagnaa Laanta Xisbiga ee Waqooyiga Ameerika
July 31, 2017 Latest Press 0Comments London: Xaflad Ballaadhan oo lagu soo Dhaweeyey Weftiga Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee KULMIYE ee ku Sugan UK
July 31, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo Kulan Dardargelin ah La Yeeshay Qurbejoogta iyo Masuuliyiinta Laamaha Dibadda ee Xisbiga
July 30, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo ka qaybgalay Daah-furka Qorshaha labaad ee Horumarinta Qaranka (2017-2021)
July 27, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Tacsiyadeeyey Shacabka Geerida Laba Aqoonyahan
July 27, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Sheekeeyey Siyaabaha Dhallinyaradu isku filnaansho Nololeed u gaadhi Karto
July 26, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Ururka Dhallinyarada ee MIDNIMO[:]
July 25, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo Kulan Dardargelin ah Hargeysa Kula Yeeshay Xubno Kamid ah Qurbe-joogta Xisbiga ee Qaaradda Yurub[:]
July 25, 2017 Latest Press 0Comments Wefti uu Hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee KULMIYE oo lagu soo Dhaweeyey Magaalada Bristol [:]
July 23, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo Tartan Kubbadeed Lagu Xusayo Alle ha u Naxariistee Sheekh Muuse Goodaad ku Qabtay Boorama
July 22, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti uu Hoggaaminayo Safiir Ingiriis ahi
July 22, 2017 Latest Press 0Comments Saddexda Xisbi Qaran oo Si Wada jir ah Baaq Nabadeed Ugu Diray Beelaha Walaalaha ah ee Ku Dagaallamay Deegaanka Darar-weyne
July 22, 2017 Latest Press 0Comments Guddiga Fulinta iyo Golaha Dhexe ee KULMIYE ee dalka Holland oo qabsaday shirar dardargelin ah
July 20, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa KULMIYE oo Qaatay Kaadhkiisa Cod-bixinta, kana Hadlay Xisbiyada iyo Ujeeddada laga Leeyahay
July 19, 2017 Latest Press 0Comments Cheif Caaqil Axmed Caaqil-yare oo doorashada Muuse kula dardaarmay Reer Saaxil
July 19, 2017 Latest Press 0Comments DAAWO: Oday Xaaji Muuse Dalab iyo hadalkii uu ka jeediyey soo dhawayntii Guddoomiyaha KULMIYE ee Abdaal
July 19, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE iyo Weftigiisii oo si Ballaadhan loogu soo Dhaweeyey Caasimadda Hargeysa oo uu ku soo Laabtay
July 19, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE iyo Weftigiisa si Wayn loogu soo Dhaweeyey Deegaannada u Dhexeeya Berbera iyo Hargeysa
July 18, 2017 Latest Press 0Comments Mawjado Dadweyne ah oo Degmada Sheekh Kusoo Dhaweeyey Guddoomiye Muuse Biixi Iyo Wafti uu Hoggaaminayo
July 18, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaannada Huddisa, Laalays iyo Geel lookor
July 18, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Tacsiyadeeyey Shacabka Geerida Xildhibaan Xamse Gaadaweyne
July 17, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiye Muuse Biixi iyo Wafti uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaannada Beer, Naq-barwaaqo, Geeddi-haan, Balanbaal iyo Nasiye
July 16, 2017 Latest Press 0Comments Bulshada Deegaannada Maxamed Ugaas, Jaamac Qamar, Taallo-buur Iyo Burco oo Muujisay Taageerada ay u Hayso Xisbiga KULMIYE
July 15, 2017 Latest Press 0Comments Shacabka Degmada Qoyta oo Hadhimo-sharafeed ay Taageerada KULMIYE Ku Muujinayaan Ku Qaabilay Guddoomiye Muuse Biixi+Sawirro Qaybta 1-aad
July 15, 2017 Latest Press 0Comments Waxgaradka iyo Cuqaal kasoo jeeda deegaannada Sanaag, Togdheer, Saraar iyo Saaxil oo Taageero ballaadhan u muujiyey Xisbiga KULMIYE
July 15, 2017 Latest Press 0Comments Mahrajaanno Taageero ah oo Shacabka Deegaanka Balli-hiille Ku Qaabilay Guddoomiye Muuse Biixi Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo
July 15, 2017 Latest Press 0Comments Wefti Masuuliyiin KULMIYE iyo Xukuumadda ka Kooban oo Kormeeray Qaadashada Kaadhka Cobixinta ee Deegaannada Sallaxlay
July 15, 2017 Latest Press 0Comments Wafti uu Hoggaaminayo Guddoomiye Muuse Biixi Oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaannada Xangeeyo, Bilcil-weyso iyo Suryada
July 15, 2017 Latest Press 0Comments Soo Dhaweyn Cuddoon oo Shacabka Degmada Waraabeeye Ku Qaabileen Wafti uu Guddoomiye Muuse Biixi Hoggaaminayo
July 15, 2017 Latest Press 0Comments Wefti uu Hoggaaminayo Guddoomiye Muuse Biixi Oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaannada Cadow Yuurura, Cali Saahid iyo Ceeg
July 15, 2017 Latest Press 0Comments Shacabka deegaanka Qabri-gorod oo Hadhimo-sharafeed soo Dhaweyn Diirran Wadata u Sameeyey Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo
July 15, 2017 Latest Press 0Comments Burco: Bulshada deegaannada Dhagax-dheer, Dheryalay iyo Sibidhley oo Mar kale Muujiyey Taageeradooda Xisbiga KULMIYE
July 15, 2017 Latest Press 0Comments Wasiir Cali Mareexaan Hadalkii ugu cuslaa u diray Hoggaamiyaha WADDANI
July 12, 2017 Latest Press 0Comments Dhallinyarada iyo Aqoonyahanka Waqooyiga Togdheer Oo Muujiyey Taageerada ay u Hayaan Xisbiga KULMIYE
July 12, 2017 Latest Press 0Comments Reer Qoryaale Oo Soo Dhaweyn Indhaha soo Jiidatay Ku Qaabilay Guddoomiye Muuse Biixi Iyo Wafti Uu Hoggaaminay
July 12, 2017 Latest Press 0Comments Shacabka Degmada War-cimraan Oo Soo Dhaweyn Diirran Ku Qaabilay Guddoomiyaha KULMIYE Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo
July 12, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiye Muuse Biixi Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaannada Balli-calanle, Taallo-buur iyo Shansha-cadde
July 12, 2017 Latest Press 0Comments Shacabka Degmada Qorulugud Mawjado soo Dhaweyn ah ku Qaabilay Weftiga Guddoomiye Muuse Biixi
July 12, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiye Muuse Biixi Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Deegaanka Coodanle Lagu Soo Dhaweeyey+Sawirro
July 11, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo gaadhay Degmada Balli-Khayr (Ex-Balli-Dhiig) iyo Dadweynaha Degmadaasi oo Soo dhaweyn aan hore loo arag ku qaabilay.
July 11, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo Kormeeray Qaadashada Kaadhka Codbixinta ee Deegaannada Arabsiyo, Gabiley, Wajaale, Allaybaday iyo Farawayne
July 10, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga KULMIYE oo si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanada Sibidhley , Dhagaxdheer, Candhadhexe iyo Dharyalay
July 10, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo goob Fagaare ah kala hadlay Kumanaan Dadweynaha oo Ku dhaqan Degmada Dhoqoshay kadib markuu Xalay seexday.
July 10, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiye Muuse Biixi Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Si Meeqaam Sare ah Loogu Soo Dhaweeyey Oodweyne
July 10, 2017 Latest Press 0Comments Shacabka Degmada Xaaji Saalax Oo Soo Dhaweyn Aan Loo Kala Hadhin Ku Qaabilay Guddoomiye Muuse Biixi Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo
July 10, 2017 Latest Press 0Comments Shacabka Reer Durruqsi oo Si Ballaadhan Usoo Dhaweeyey Guddoomiye Muuse Biixi Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo
July 08, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa Muuse Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Xafiis Ay Burco Ka Furteen Taageerayaal Iskood Isku Abaabulay Oo KULMIYE Ka Tirsani
July 08, 2017 Latest Press 0Comments Masuuliyiinta KULMIYE oo Kormeeray Habsami-u-socodka Kaadh-qaadashada Hargeysa
July 08, 2017 Latest Press 0Comments DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo ka shaaheeyay Maqaaxida Cawaale Suqaar
July 08, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa Kulmiye Kulan La Qaatay Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaannada Xood Iyo Xayira
July 08, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiye Muuse Biixi oo Kulan Ballaadhan La Qaatay Dhallinyarada iyo Aqoonyahanka Gobolka Togdheer
July 07, 2017 Latest Press 0Comments Murrashax Muuse Biixi oo Daaha ka Fayday Fadhiidnimada Golaha Wakiillada ee uu Hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cirro
July 07, 2017 Latest Press 0Comments Masuuliyiin ka Tirsan Xukuumadda iyo Xisbiga KULMIYE oo Degmada Daarsalaam ka Sameeyey Ololaha Kaadh-qaadashada
July 07, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE Oo Suuqyada Burco Dhex Mushaaxay, Shacabkana La Shaaheeyey
July 07, 2017 Latest Press 0Comments Guddida KULMIYE ee Toronto oo Bilaabay Hawlo la Isugu Diyaarinayo Doorashada Madaxtooyada Somaliland
July 05, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiye Muuse Biixi Oo Xadhigga Ka Jaray Xafiis Cusub Oo Garabka Haweenka KULMIYE Ku Yeelan Doono Degmada A/Dhagax
July 04, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Hadhimo-sharafeed Ku Maamuusay Bahda Warbaahinta Somaliland
July 02, 2017 Latest Press 0Comments KULMIYE oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuusay Qaar Kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga iyo Xukuumadda ee Qaaradda Yurub
July 02, 2017 Latest Press 0Comments Guddomiyaha KULMIYE oo Shacabka ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Mijir Qaaddi
July 01, 2017 Latest Press 0Comments Haweenweynaha Xisbiga KULMIYE ee Degmada 26-ka June Oo Kulan Dardargelin ah Ku Qabsaday Hargeysa
July 01, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo Shacabka ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-fidriga iyo Xuska 26-ka June
July 01, 2017 Latest Press 0Comments “Laba jaar oo Soomaaliyeed bay Somaliland leedahay midi waa Jabuuti oo aannu ku Hambalyeynayno horumarka ay gaadhay, midina waa…” – Murrashax Muuse Biixi
July 01, 2017 Latest Press 0Comments Xuska 57 guurada Maalintii Somaliland Xornimadeeda ka Qaadatay Maxmiyadii Ingiriiska 26/Juun/1960
June 24, 2017 Latest Press 0Comments Xisbiga KULMIYE oo Xidhay Tartankii Bisha Ramadaan ee Magaalada Gabiley
June 24, 2017 Latest Press 0Comments Masuuliyiin ka Tirsan KULMIYE iyo Xukuumaddiisa oo Kulan Dardargelin ah la Qaatay Dhallinyarada Danwadaag
June 24, 2017 Latest Press 0Comments Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Soo Xidhay Tartanno Kubbadda Cagta ah Oo Ka Socday Garoomada Xawaadle Iyo 31-ka May
June 21, 2017 Latest Press 0Comments Kulan Lagu Lafo-guray Barnaamij-siyaasadeedka KULMIYE Oo Bahda Aqoonyahanka Jaamacaduhu Isku Arkeen
June 20, 2017 Latest Press 0Comments KULMIYE Oo Soo Dhaweeyey Siyaasiyiin iyo Taageerayaal Miisaan leh Oo Kasoo digo-rogtay Xisbiga WADDANI
June 20, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Hadlay Dhamaystirka Diiwaangelinta, Qabsoomidda Doorashada, Xisbiyada iyo Nabadda Gobollada Bari
June 20, 2017 Latest Press 0Comments Guddoomiyaha KULMIYE oo Kormeeray Afar ka mid ah Garoomada Hargeysa ee Tartamada Ramadaan ka Socdaan
June 20, 2017 Latest Press 0Comments Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Booqday Garoonka Tima-cadde ee Kubbadda Kollayga Hargeysa oo Agabka Tartan ka socda uu Bixiyey Xisbigu