Articles

Dambarkeeda Maandeeq , Ninkii Maalaybaa Dhami

Dambarkeeda Maandeeq , Ninkii Maalaybaa Dhami

Hargeysa (Warbaahinta KULMIYE)- Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku tilmaamay wax layaab leh dacwadda xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI u gudbiyey Maxkamadda Sare