Xisbiga KULMIYE waa xisbi dimuqraadi ah oo hoggaamintiisa iyo hay’adihiisa kala duwanba lagu doorto nidaam doorasho shirweyneyaal ah, sidoo kalena waxa uu qabsadaa xaflado joogto ah. KULMIYE on Flickr